free tracking

Kheyre oo ka hadlay Ra’iisul wasaaraha cusub 

Start
1 min read

Xassan Ali Kheyre Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay magacaabistii shalay galab dhacday ee Ra’iisul wasaaraha cusub lagu doortay.

Kheyre waxaa uu talooyin usoo jeediyay Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya, halkaan hoose ka aqriso 

Waxaan hambalyo u dirayaa Ra’iisul Wasaaraha cusub ee uu maanta magacaabay madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud.

Aniga oo dareensan culeyska shaqo iyo miisaanka mas’uuliyadeed ee xilka Ra’iisul Wasaaranimo, waxaan Ra’iisul Wasaare Xamze Cabdi Barre u rajeynayaa in Allah uu ku asturo xilka, una fududeeyo masuuliyadda loo igmaday.

Waxaan codsanayaa in si wadajir ah loola shaqeeyo Ra’iisulwasaaraha cusub. Gaar ahaan waxaan golaha shacabka si gaar ah uga codsanayaa in si deg-deg ah ay usoo dhaweeyaan, una ansixiyaan Ra’iisul Wasaaraha, si uu usoo dhiso xukuumad dar-dar gelisa dhamaan shaqooyinka la xiriiro dib usoo kabashada dowladnimadeena oo hakad galay labadii sano ee ugu dambeeyay.

#HiigsiIyoHorumar

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.