free tracking

Kenya oo qaranimada somalia ku xadgudubtay iyo Tatsan oo..

Start
1 min read

Warar naga soo gaaraaya magaalada Nairobi ayaa sheegaya in Tarsan oo iskaga baxay

fadhi udhexeeyay madaxweynaha dalka Kenya iyo safiirada fadhiya wadankiisa, sida ay sheegayaan warar aan helnay ayaa sheegay in kula kaa lagu casuumay soomaaliland, kadibna loobaneeyey kursiga kuxiga kan uu fadhiyey Tarsan,

Waxaa lasheegay in safiirku kolkuu katagay xaruntii uu si degdeg ah uu usoo wargaliyay villa Somalia.

Waa mid xad gudub ah arintaan dhacday maantay, Kenya iyo Somalia horay ayay iskugu haysteen badda, tanna waa dhacdo kale oo qaranimada iyo wadajirka Somalia ka dhan ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.