free tracking

K/Galbeed oo shaacisay inee yeelanayso Afar Caasimadood

Start
1 min read

[K/Galbeed]

Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee dalka Itoobiya oo bilooyin ka hor la aasaasay ayaa qaatay dad badan ka yaabiyey oo sheegaya iney afar magaalo caasimad u noqon doonto.

Maamulada kale ee federaalka Itoobiya ayaa mid weliba wuxuu leeyahay hal caasimad oo madaxda sare ee degaanku ay shaqeeyaan.

Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maalintii shalay ahayd wuxuu meel mariyey sharci lagu ansixinayo afar caasimad oo uu deegaankaasi yeelanayo.

Magaalada Bonga ayaa noqoneysa caasimadda siyaasadda, Magaalada Terchaa waxay xarun u noqoneysaa baarlamaanka degaanka, Magaalada Miizaan waxay xarun u noqoneysaa hay’adaha garsoorka, halka Magaalada Tepi ay xarun u noqoneyso Aqalka Guurtida oo ay leeyihiin qabaa’illada deegaanka.

Caana

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.