free tracking
//

Jeff Bezos waa uu beeniyay warbixin sheegaysay in uu iibinayo…

Jeff Bezos ayaa beeniyay wararka sheegaya in uu iibin doono Washington Post!

Start
1 min read

Aan ku bilaawnee afhayeen u hadlay wargeyska Washington Post iyo mulkiilaha wargeyska, Jeff Bezos, ayaa beeniyay warar dhowaan soo baxay oo sheegaya in wargeysku iib yahay.

Jeff Bezos oo ah asaasaha ama abuuraha shirkada weyn ee Amazon ayaa dhawaan soo booqday xarunta boostada ee Washignton Post asagoo la kulmay shaqaalaha wargayska, mar uu fadhiyay hoolka tafaftirka wuxuu shaqaalah iyo madaxda wargayska u xaqiijiyay inuusan qorsheyneynin inuu iibiyo wargeyska.

warbixin ay baahisay CNN waxay soo sheegtay beenintii Bezos Isniinti, ka dib markii ay New York Post ay soo sheegtay in Bilyaneerku tixgalinayo shirkadiisa iyo maamulayaashiisaba, inkastoo uu Besoz lacag uu raadinayo iibsashada iyo uu noqdo madaxa ugu sareeya kooxda NFL.

Warbixino aad ubadan oo warbaahineed ayaa soo jeediyay Bezos iyo Jay-Z inay ka fiirsanayaan inay soo bandhigaan kooxda NFL, Bezos waxa uu aad uga xumaaday wararka xanta ah, iyaga oo ugu yeeraya “Buzz“.

walow aan afkiisa laga hayn in Bezos uu iibsan doono kooxdaan, misana waxaa uu sheegay in yaraantiisi uu aad ujeclaa kubada cagta marmarna uu cayaari jiray, maamulaha kooxda Dan Snyder ayaa maamul xumo la yimid in kastoo uu beeniyay warkaas, asaga ayaana iminka jeclaystay in uu iska iibiyo kooxdan.

gunaanadki xitaa hadii Bezos uusan iibin Boostada waxaa uu raadin doonaa maalgashi cusub iyo fursado kale waxaana iminka bilaaw u ah iibsashada kooxdaan ee lafilayo in uu lawareego hogaankeeda.

Kooxdan waxay ku leedahay taageere xamaasad leh suuqa weyn ee TV-yada, internet-ka, iyo Washignton DC, waxaa sidoo kale kooxdaan soo jiidashadeeda keenay guulihii waa waynaa ee gaartay sanadihii 1983, 1988 iyo 1992, Intaa waxaa dheer qiimeynta TV-ga NFL ayaa aad ugu mahadcelisay Amazon Prime Video baahinta gaarka ah ee -Habeenka Khamiista, waxaana iminka show-gaas ku xiran macaamiil aad ufarabadan.

Ku bilaaw maalintaada habraaca wararka ku salaysan DhaqaalahaGanacsigayadaMaaliyadaCaafimaadka iyo Teknoolajiyada.

Si aysan kuu dhaafin daabacadeena fadlan halkaan hoose noogu reeb E-mailkaaga — Mahadsanid 🖤

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.