free tracking
////

Jabuuti oo noqon doonto dalkii ugu horeeyay ee samaysta

Jabuuti waxaa ka dhacay heshiisyo dalka Jabuuti u horseedi doona in ay noqoto dalkii ugu horeeyay ee African ah oo samaysan doona..

Start
Live
1 min read

Madaxweynaha dalka Jabuuti mudane Ismacil Cumar Geele ayaa maantay goobjoog ka ahaa heshiis ay dowlada Jabuuti lagashay kooxda qaabilsan teknoolajiyada cirka sare ee Hong Kong.

Heshiishkaan maantay dhacay ayaa ku saabsan hormarinta qalabka iyo dhisida gantaalada dayax gacmeedka laga rido iyadoo Jabuuti ku howlantahay in ay dhisto xarunta laga diro dayax-gamceedka.

sida xog aan helanay sheegayso mashruucaan Jabuuti dhisayso ayaa waxaa kubixi doona maal gaaray 1 billion oo dollar isagoo qaadan doona mudo lagu qiyaasay 5 sano, waa sida ay ku warantay wakaalada wararka ee Jabuuti.

waxaa sidoo kale mashruucaan kamida in ladhisi doono dekad laga dhisi doono magaalada Obokh ee dhacda Waqooyi.

arintaan ayaa waddo u ah in Jabuuti noqoto dalkii ugu horeeyay ee Africa oo samaysta Dayax-gacmeed, waxaana lafilaa in wadamo badan ku dayan doonaan hormarkaan uu bilaabay hogaamiyaha Jabuuti.

Jabuuti waxaa ay waday hormar balaaran dhowrkii sano ee lasoo dhaafay.

ku bilaaw maalintaada habraaca wararka kusalaysan dhaqaalahaganacisigacaafimaadka iyo Teknoolajiya—- si ayasan kuu dhaafin E-mali kaaga halkaan hoose noogu reeb — Mahadsanid 🖤

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.