free tracking

Horgayta golaha shacabka ee ra’iisul wasaaraha cusub

Start
1 min read

Ra’iisul wasaaraha magacaaban Xamse Cabdi Barre ayaa waxaa uu wadaa kulamo uu laqaadanaayo xildhibaano kala duwan, ra’iisul wasaaraha ayaa wado dadaalo uu ku raadinaayo codadka kalsoonida xildhibaanada oo dhawaan la horgeyn doono, Xamse Cabdi Barre ayaa xalay kulamo la qaatay qaar kamida xildhibaanada kasoo jeeda Hirshabeelle isagoo ka codsaday in ay siiyaan codkooda, sidoo kale xildhibaanada ayaa ubalan qaaday in sibuuxda usiin doonaan codkooda.

warar hoose oo aan helayno ayaa sheegaya in maalinta Arbacada golaha la horgeyn doono ra’iisul wasaaraha cusub, waxaana inta badan xildhibaanadu codka si aqlabiyad ah kusiiyaan Wasiirka 1aaad

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.