Waxaa soo gabagaboobay wadatashiyadi golaha xisbiga UPD.
warar aan imika helnay ayaa sheegaya in ay socoto gabagabadii ugu danbaysay ee madaxweynaha qaranka uu ku soo magacaabaayo ra’sul wasaarihiisa, oo laga rabo in uu kusoo magacaabo mudo 30 Bari guduhood ah sida uu sharcigu qabo.
magacaabista ayaa waxa ay ubadantahay in uu labo qof midkood soo magacaabo madaxweynuhu kuwaas oo kala ah Hamse Abdi Barre iyo Mahomed Keynaan kuwaas oo loo saadaalinaayo in midkood labdoorto.
Saadaashu waxay ubadantahay Hamse Barre oo ah xildhibaan kasoo jeeda Jupaland kana mid ah xisbiga UDP ee uu hogaaninaayo madaxweynaha iminka talada dalka haya ee Xassan Sheikh maxamud.
Inkasta oo uu Xamse ahaa gudoomiyihi guddiga doorashada Jupaland ee kashaqeeyay dib udoorshada Ahmed Madoobe ayaa shuurada UDP qaarkood leeyihin waa nin u qalma xilkaan oo leh aqoon