free tracking

Gudoomiye xilka laga qaaday iyo mid cusub oo lamagacaabay

Start
1 min read

[Matabaan]

Maxamed Cali caadle wasiirka arimaha gudaha iyo dowlada hoose ayaa xilkii ka qaaday gudoomiyaha gobolka Matabaan mudane Maxamed Sheikh Maxamuud, sidoo kale wasiirka ayaa u magacaabay xilkaas mudane Bashiir Cabdiraxmaan Cabdi(Sheekeeye).

wax faahfaahin ah lagama bixin sababta keentay in xilka laga qaado gumoomiyaha matabaan, iyadoo ay wareegta kasoo baxday wasiirka ay sidan u qornayd:

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.