free tracking
/

Gudoomiayaha golaha shacabka oo kahadlay kursiga Fahad

Start
1 min read

[Kursiga Fahad Yaasiin]

Gudoomiyaha golaha shacabka Sheikh Aadan maxamed Nuur-Madoobe oo saakay dalka dib ugu soo laabtay ayaa markii ugu horaysay ka hadlay sida laga yeeli doono kursiga Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo ay timid caqabad sidaasna horay loogu hakiyay.

Gudoomiyaha waxaa uu shaaciyay in kursigaan go’aan laga gaari doono kalafadhiga hadda aoxda ee baarlamaanka, si loo soo buuxiyo kursigaan

“Hadii Ilaah yiraahdo kalafadhiga hadda socda waa iclaamin doonaa si loo soo buuxiyo arrin dastuuri ah waaye” ayuu yiri Aadan Madoobe.

Waxaa uu sheegay gudoomiyihu in lagu celin doono qabashada kursigaan, isla markaana loomari doono waddo sharci ah.

“Koleey waxaan sameyn doonaa doorasho sharcigeeda dhamaystiran yahay-baa loo iclaamin doonaa, doorasho in lagu celiyo waaye” ayuu yiri Aadan Madoobe.

Hadalkan ayaa imaanaya iayadoo gudigii hore ee doorashada xildhibaanada ay hakiyeen natiijada kursigaan, sidaasna uu Fahad Yaasiin uu oga haray doorashada, qaasatan tii madaxweynaha ee dhacday 15May.

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.