free tracking

Guddoomiye ku Xigeenka 2aad ee Golaha Shacabka oo aaday Xajka

Start
1 min read

[Muqdisho]

Guddoomiye ku Xigeenka 2aad ee Golaha Shacabka BJFS Mudane Abdullahi Omar Abshir ( Abshirow) Ayaa Caawa u Anbabaxay boqortooyada dalka Sacuudi Carabiya si uu usoo guto Waajibaadka Xajka ee Sanadkaan.

Goddoomiyaha ayaa waxaa Garoonka Diyaardaha Aadan Cadde ee Magalada Muqadisho ka Sagootiyay Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan Golaha Shacabka BJFS.

Caana

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.