free tracking

Guddoomiye ku-xigeenka 1-Aad ee Golaha Shacabka BJFS oo gaartay Garoowe

Start
1 min read

[ Gobalka Nugaal ]

Guddoomiye ku-xigeenka 1-Aad ee Golaha Shacabka BJFS Marwo Sadia Yaasin Samatar ayaa Maanta gaartay Magaalada Garoowe Ee Dawlad Gobaleedka Puntland.

Waxaa Garoonka Magalada Garoowe ku Soo Dhaweyey Qaybaha kala duwan ee Maamulka gobalka Nugaal, Wasiir Ku Xigeenka Gargaarka Puntland, Xildhibaano Ka Tirsan Golaha shacabka BJFS Iyo Masuliyiin Kale.

Gudomiye Ku Xigeenka 1-aad Ee Golaha shacabka BJFS Marwo Sadia Yaasin Samatar ayaa Deeq Gargaara Gaarsiisay Maamul gobaleedka Puntland si Abaarta Daran Ee Goboladda Puntalnd Ka Jirta Gurmad Loogu Fidiyo.

Guddoomiye Ku Xigeenka Golaha Shacabka BJFS ayaa Sheegtay Inaysan ahayn Deeqdii Ugu Danbeysay aysan Ahayn Balse Si Dadka Liita Loogu Gurmado Ay Deeqdan U Soo Hormariyeen Shacabka Puntland.

Caana

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.