free tracking

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo manta ubax dhigay Talada dhagax-tuur

Start
1 min read

[Toddobaadka Xorriyadda]

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ka wakiila Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa munaasabadda 26-juun awgeed ubax dhigay taalada dhagax-tuur, oo ka mid ah halgamayaashii Soomaaliyeed, waxaana uu salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed.

Munaasabadda oo ay  goobjoog ahaayeen wasiiro ka tirsan Xukuumadda Guddoomiyaha Gobolka Banadir, iyo gudiga qaban-qaabada munaasabadda.

Guddoomiyaha ayaa markale 62 sano ka dib ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay halgankii dheera ee loo soo maray gobonimo doonkii dalka looga xorreeyey gumeystihii heystay gobolada waqooyi ee dalkenna, waxaana uu shacabka Soomaaliyeed labada gobol ugu baaqay is jaceyl iyo in markale dib loo midoobo.

Caana

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.