free tracking

Guddiga KMG Labada Aqal oo maanta doortay Gudoon

Start
1 min read

Guddiga KMG ah ee labada Aqal Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee loo xilsaaray

diyaarinta Sharciga Miisaaniyadda Qaranka 2022 oo maanta fadhigoodii 1aad yeeshay, waxeena  ku kulmeen Xarunta Aqalka Sare.

Kulan ka maanta Ajendihiisa waxa uu ahaa doorashada Guddoonka KMG ah,
waxayna u dhacday sida soo socota:

Guddoomiyaha Guddiga KMG  Maaliyada waxaa loo doortay:
-Xildhibaan Maxamed Faarax Nuux Guddoomiye.

Guddoomiye ku xigeen KMG waxaa loo doortay.
-Senator Xassan Iidoow Maxamed (Kobac).

Xog-hayaha Guddiga KMG waxaa loo doortay
-Xildhibaan Cilmi Maxamed Nuur Xoghaye.

Caana

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.