free tracking
/

Fariinta madaxtooyada ee ku aadan Alshabaab 

Start
1 min read

Qoraal dhawaan ka soo baxay lataliyaha amniga qaranka uqaabilsan

madaxweynaha jamhuuriyda Somalia ayaa sheegay in Al shabaab ficil Muslim ku dhaqmin, oo laga doonayo in ay shacabka u abaartu hayso loo diir noxo.

Waxaa uu lataliyahu amniga ka codsaday in ay albaabada u furaan dadka abaaruhu ku haystaan deegaanadooda si ay u helaan gurmadka dowladda.

Waa kan qoraalka oo uu soo dhigay bartiisa twitter-ka.

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.