[Muqdisho]
Qarax xoog leh oo kadhacay dagmada Dharkenly ayaa laga wada maqlay degmooyinka Wadajir iyo Kaxda.
Qaraxa ayaana ahaa koox ka tirsan Al-Shabaab oo ku howlanaa diyaarinta Qarax ayuu isla iyagii ku qarxay, sida illo Xog-ogaal ah oo laamaha ammaanka ka tirsan ay u xaqiijiyeen Waddani Times.
Dadka ku geeriyooday ayaa laamaha amniga xaqiijiyeen in ay ahayaeen kuwii qaraxa diyaarinaayay.