free tracking

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS oo kulan la yeeshay madaxa SAVE THE CHILDREN UK.

Start
1 min read

[ Muqdisho ]

Ergeyga madaxweynaha JFS Xassan Sheekh Maxamuud u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha  ayaa kulan qadka fogaan aragga ah la yeeshay madaxa ugu sarreeya hay’adda Save the Children ee Ingriiska Ms Gwen Hines

Ms Gwen ayaa warbixin dhammeystiran Ergeyga ka siisay howlaha ay hay’addeeda u qorsheysay wax ka qabadka gurmadka abaaraha iyo guud ahaan hawlaha ay dalka Soomaaliya ka wadaan.

Ergeyga ayaa uga mahad celiyay dedaalka ay hay’adda Save the Children UK ku bixineyso samatabixinta dadka ay abaaraha sida wayn u saameeyeen, isaga oo sidoo kale ka codsaday in ay ka gacan siiyaan sidii loo xoojin lahaa daddaalka lagu kordhinayo taageerada bani’aadannimo iyo gurmadka abaaraha.

Ugu danbeyn, Gwen Hines oo boggaadisay dedaallada dowladda Soomaaliya iyo xafiiska Ergeygu ku bixinayaan arrimaha gurmadka abaaraha ayaa soo dhaweysay codsiyada Ergeyga, waxeena u balanqaaday tageero dhinacyadaas tabanayo.

Caana

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.