waxaa maantay oo Isniin ah..
wali hakad kujira duulimaadyada gudaha dalka kadib kolkay kulan yeesheen gudiga diyaaradaha soona saareen shaqo joojin, war saxaafadeed kasoo baxay gudiga ayaa lagu sheegay in ay sameeyeen shaqo joojin kadib markii ay ku eedeeyeeen hay’adda duulista in ay shaqo gabtay oo aysan iska xilsaarin badqabka rakaabka diyaaradaha ka shaqeeya gudaha dalka.
Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in maalmihi udanbeeyay uu aminga garoomada diyaraahada uu faraha kasii baxaayay, waana sababta ugu wayn ee keentay shaqo joojintaan ay sameeyeen gudiga diyaaraha.