free tracking

Duqa Mogadishu oo daah furay imtixaan dugsiyada dhexe

Start
1 min read

Gudoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa Mogadishu Cumar Mohamud Maxamed yaa saakay daahfuray imtixaanka dowlada oo saakay ufariisatay in kabadan 27 kun arday, waxaa uu Cumar finish warqadaha imtixaanka la qaybiyay mid kamida jamacadaha muqdisho oo ay ardaydu kubqaadanaysay imtixaankooda shahaadiga ah.

Gudoomiayaha iyo duqa muqdisho ayaa ugu danbayn ardayda urajeeyay guul iyo in sinabada ilaahay ugu dhameeyo imtixaankooda.

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.