free tracking

Dowlada Kenya waxa ay bixisay raaligalin buuxda 

Start
1 min read

Kenya waxay raaligalin buuxda kabixisay wixii dhacay shalay. 

Kenya waxay sheegtay in ay ahayd arintaas qalad dhacay oo ay Somalia u aqoonsantahay Waddan kuna xadgudbi doonin qaranimada Somalia, waxay sidoo kale sheegtay in ay si buuxda ula shaqayn doonto safaaradda Somalia ee Nairobi.

Madaxweynaha Kenya ayaa casuumaad ufidiyay dhamaan safiirada fadhiya dadkiisa waxaana kamid ahaa safiiradaas Tarsan oo kamid ahaa safiirada kulanka lagu casuumay ayaa foolxumo kala kulmay kulankaas, waxaa dhacday in Kenya ay casuumtay Soomaaliland halkaasna uu yimid shaqsi kasocday somaliland, waxaa dhacday in fadhiga iyo calanka  loo dhigay fadhiga xigay Somalia.

Arintan markay dhacday sidaan horay udaabacnay Tarsan waa uu ka carooday dhacdadaas waana isaga tagay fadhiga kadibna warqad ayuu usoo diray Villa Somalia .

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.