[wasiirka 1aad]
sida ay noosheegayaan ila wareedyo waxaa maantay loo balansanaa in uu dhoco kulanka baarlamaanka kaasoo lagu horgaynaayo ra’iisul wasaaraha cusub ee xukuumada Somalia mudane Xamse Cabdi Barre sidaan warakeeni horay ku daabacnay.
hadaba maxaa keenay in uu baaqdo kulanka maantay loo balansanaa.
waa tan koobaadi waxaa dalka ka maqan madaxweynaha qaranka mudane Xassan Sheikh Maxamuud oo horgayn lahaa golaha shacabka wasiirkiisa uu soo magacaaby, waxaa uuna ku maqanyahay safar dibada ah.
waa tan labaade waxaa asna waddan ka maqan gudoomiyaha koowaad ee gudoonka goloaha shacabka mudande Sheikh Adan Maxamed Nuur (Modoobe) oo sidoo kale kumaqan safar dalka dibadiisa ah.
Ra’iisul wasaaraha ayaa soo gabagabeeyay kulamo kala duwan oo la yeelanayay xildhibaanada goloha shacabka, waxaa uuna qabaa kalsooni aad u saraysa oo uu kuheli karo codka golaha shacabka.
sabahaas ah in ay dalka kamaqanyihiin madaxda ugu saraysa ayaa keentay in uu baaqdo kulankii baarlamaanka maantay.