free tracking
//

Dhaqdhaqaaqyo ciidan oo degmada ceelberde laga dareemayo.

Start
1 min read

Degmada Ceelberde ee gobolka bakool saakay waxaa kasocda diyaargarow aad u balaaran kaasoo looga xoraynayo nabad-diidka oo qabsaday deegaankaas 10 sano ka hor,
ciidanka daraawiishta maamulka koofur galbeed oo ay wehlinayaan ciidan qaranka ayaa saakay bilaabay diyaar garow cusub, ciidankan daraawiishta ayaa goordhow waxaa u soo
dhamaaday tababar oga socday magaalada Baydhabo, waxayna qayb ka noqonayaan ciidmaada gaaray deegaanka Ceelbarde kuwaasoo wada howlgalo ka dhan ah kooxaha nabad diidka.
qaybo ka mida saraakiisha ciidanka ayaa halkaas ku soo dhaweeyay ciidankan tababarku usoo dhamaaday, waxayna saakay qayb ka yihiin dhaqdhaqaaqyada ka socda Ceelbarde.

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.