free tracking
///

Dhaqaalaha dunida iyo sida Share- ka loo yahay

Sanadka cusub waxaa dhici doona isbadalo ka waawayn kuwii dhacay sanadkdaan dhamaadka ah ee 2022!

Start
Live
1 min read

Waxaa ay 1 maalin ka harsantahay bilwga sanadka cusub ee 2023-da, waxaa sanadkaan dhamaadka ah ee 2022 dhacay isbadalo waa wayn oo laga dareemay dunida, waxaa ugu wayn dhaqaalaha dunida oo ku dhacay 1 trillion sidoo kale waxay dhacay tirada dadka dunida ku nool oo gaaratay number kii ugu sareeyay waxayna taabatay 8 billion qof, halkaan ayaan kusoo bandhigi doonaa sibadalka dhawaalaha waxaana xogtaan inteeda badan ka soo xiganay IMF iyo visual.

Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa xogta iyo macluumaadka ku saabsan sida loo wadaago dhawaalaha dunida ee maantay taabtay 1 trillion oo ah halkii ugu saraysay.

Qaybta ugu culus ee hogaaminaya dhaqaalaha kuwaas oo hal account kuwada jira waa wadamada Maraykanka, Shiinaha, Japan, Germany iyo Inida, kuwaas ku wadajira account dhqalaaaha dunida kala bar kujiro.

xuquuda sawirada Visualcap

markii dhanka kale laga eego shan wadan ayaaba samaysa dhaqaalah aduunka kala barkiisa USA, China, Japan, India iyo Germany ayaa haya koobka dhaqalaah dunida, waxaa sidoo kale xasuus mudan iyana in UK laga saaray sanadkaan waxaana bookeeda soo galay oo meesha ka saaray dalka India.

Wadamada ugu yar dhaqaalaha dunida

Dunida inteeda kale – 167-ka waddan ee soo hadhay – waxay ka yihiin 16% GDP-ga caalamiga ah.

Qaar badan oo ka mid ah kuwa ugu dhaqaalaha yar waa jasiirado ku yaal Oceania.

ku bilaaw maalintaada habraaca wararka kusalaysan dhaqaalahaganacisigacaafimaadka iyo Teknoolajiya—- si ayasan kuu dhaafin E-mali kaaga halkaan hoose noogu reeb — Mahadsanid 🖤

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.