free tracking

DEGDEG:Ciidamada Amisom ayaa dulmaray Motor Bajaj

Start
1 min read

Ciidamada Amisom ayaa si kasa ah udulmaray Mooto Bajaj mesha mareysay.

Gawaarida gaashaaman ee ciidanka Amisom ayaa si ku talagal ah ku dul maray Mooto Bajaaj uu watay nin dhalinyaro ah oo u nolol raadinaya qoyskiisa.

Hadda waxay isku dayayaan inay si xoog ah uga baxsadaan goobtan Oo ah Isgoyska KM4 laakiin shacab Soomaaliyeed oo caraysan ayaa hortaagan.

Caana

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.