[Hargeysa]
wararka iminka nasoo gaaraya ayaa sheegaya in uu geeryooday abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi), abwaanka ayaa ahaa mid ku qaali ahaa bulshada Soomaaliyeed waxaa uuna ka mid ahaa abwaanada loogu jecelyahay gayiga Soomaalidu dagto.
abwaanka oo ka mid ahaa abwaanda ugu taarikhda wanaagsan Soomaaliya ayaa ku geeryooday magaalada Hargeysa.
Allah ha unaxariisto abwaanka janadii firdowsana allah siiyo, aan u ducayno abwaanka