free tracking

Deg-Deg: Qarax ka dhacay meel kudhow madaxtooyada Jowhar 

Start
1 min read

[Jowhar]

Qarax aad uwayn ayaa kadhacay magaalda Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe, gaar ahaan hotel lagu magacaabo Nuur Doob oo intiisa badan daganyihiin madaxda dowlad goboleedka Hirshabeelle.

Wararka aan helayno ayaa sheegaya in qaraxu uu ahaa mid aad uculus oo dhawaqiisa laga maqlay magaalda Jowhar, isla markaana uu ka dhashay khasaare xooggan.

Laamaha amaanka iyo goobaha caafimaadka ayaa wado dadaalo loo samaynaayo dadka way wax kasoo gaareen qaraxaas.

Sidoo kale warar nasoo gaaraya ayaa sheegay in dhaawacyo soo gaareen madaxda dowlad goboleedka Hirshabeelle, kuwaas oo ay ka mid yihiin xildhibaani iyo wasiiro.

Wixii kusoo kordha kafilo wararkeena danbe.

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.