free tracking

Danjiraha Somalia uqaabilsan (OIC) oo laga gudoomay warqadaha aqoonsiga

Start
1 min read

[Sa’uudi Arabia]

Danjirah Somaaliya u qaabilsanaan doona ururka Iskaashiga Islamka (OIC) Dr. Ibrahim Adan ayaa laga gudooomay warqadaha aqoonsiga, waxaa uuna warqadaha ugudbiyay Dr. Hussein Ibrahim oo ah xoghaya guud ee ururkaas.

Is aragaan oo kadhacay magaalada Jiddah ayaa waxaa sidoo kale looga hadlay xoojinta iyo baahida loo qabo siyaasada dunida islaamka.

Dr.Ibraahim u qaabilsanaha Somalia ee (OIC) ayaa sheegay in uu sidhow ula shaqaynaayo uruka xoojina doono xiriirkooda.

Ururkaan waxaa ku bahoobay wadamo badan oo gaaraya ilaa 57 wadan oo silaam ah, waxaana la aasaasay ururkaan taariikhdu markay ahayd 1969.

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.