free tracking

Cumar finish maantay shir gudoomiyay kulan looga hadlayay..

Start
1 min read

gudoomiyaha ahna duqa muqdisho mudane Cumar Maxamuud Cumar Finish ayaa shir gudoomiyay kulan ka dhacay maantay Muqdisho, kulankan uu maantay shir gudoomiyay Cumar Finish ayaa looga arinsanayay Amniga dalka iyo sida loo wajihi doono looguna diyaar garoobi doono 26Juun iyo 1da Luulyo, sidoo kale kulankan ayaa ahaa mid lafarayay gudoomiyaasha gobolka banaadir iyo saraakiisha aminga sida ay oga shaqayn lahaayeen in bulshadu hesho amin dhamaystiran, iyo in shacab lagaarsiiyo fariinta gudoomiyaha oo ah in ay qayb wanaagsan ka qaataan isbuuca xoriyada, sidoo kale dadku ay sameeyaan nadaafad iyo in ay lashaqeeyaan laamaha aminga

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.