free tracking
/

Cristiano Ronaldo oo jabiyay sharciga Sacudi Carabiya 

Start
1 min read

Ronaldo ayaa laga dareemayay farxad iyo Ryan-rayn

Intii uu kuguda jiray soo bandhigiisa cusub ee la qaatay naadiga Al Nassr, farxadaan ayaa ku aadan nolosha cusub ee u bilaabatay laacibkaan iyo family-kiisaba.

Ka dib markii uu macsalaameeyay kubada cagta Yurub, laga yaabee in uusan kusoo laabane, waxaa shaaca laga qaaday in wakiilkiisii hore ee Jorge Mendes uu sidoo kale macsalaameeyay bishii la soo dhaafay.

Ronaldo ayaa la gali doona adventure cusub isaga, caruurtiisa iyo lamaanihiisa Georgina Rodriguez, taasoo su’aalo ka keentay dalkiisa cusub ee uu dagi doono (Saudi Arabia )

Bortaqiiskan iyo xaaskiisa Rodriguez weli isma guursan, Boqortooyada dhexdeeda waa sharci darro in nin iyo naag ay ku wada noolaadaan saqaf isku mid ah iyagoo aan haysan shahaado nikaax ama mid guurba saad utaqaan.

Arinkaan ayaa jabinaya sharciga Dalkaan lama oga siday ku danbayn doonto, inkastoo ay Cristiano uusan horay u arag uusana filayn in ay jirto meel wax looga waydiin doono profile kiisa iyo shaqsiyadiisaba.

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.