free tracking

Ciidanka Danab oo burburiyay fariisamo ay shabaab leeyihiin

Start
1 min read

[Aw-dheegle]

Howlgal ay sameeyeen ciidamda kumaandooska Gor-Gor ee xooga dalka, ayaa lagu burburiyay fariisamo kooxda alshabab ay ku lahaayeen degaano hoostaga degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Hogaanka howlgalkaan waxaa haayay taliyaha guutada 17-aad ee kumaandooska Gor-Gor gaashaanle dhexe Cabdi Babdulle, iyadoo laga doonaayay xog laga helal dakka deegaanka.

Sidoo kale ciidamada Gor-Gor ayaa weeraro kala duwan ku qaaday deegaano kale oo hoostaga Aw-dheegle sida SHaam-gare iyo Nuucaanaay.

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.