free tracking

Ciidamda amniga oo xalay hawlgal ka sameeyay Muqdisho 

Start
1 min read

[Mogadishu]

Howlgal balaaran oo uu hogaaminayay taliyaha qeebta booliska gobolka Banaadir Farhan Mahamuud Adan[Farxaan Qaroole] ayaa habeennimadi xalay laga sameeyay degaanka daarusalaam oo mudooyinkii lasoo dhaafay dadka deegaanku ka cabanayeen amni xumo baahasan oo lasoo daristay.

Deegaankaan oo ahaan jiray meel amni ah ayaa waxaa mudooyinkii lasoo dhoofay  uu ahaa meelaha ugu aminga xun magaalda Muqdisho, waxaa deegaanka kusoo batay dad geysanaya dilal kadibna dadka ka dhacay wax alle waxay wataan sida mobile iyo lacagtaba, kuwaas oo aan horay looga baran deegaanka.

Howlgalkii xalay intii uu socday waxaa lasoo qabtay dhalinyar badan kuwaas oo ay boolisku sii daayeen kolkay waydiiyeen su’aalahooda.

 Taliyaha oo caawa kormeerkaas hogaaminaayayna waxaa uu sheegay in ay wax badan kabadali doonaan amniga deegaanka oo faraha kasii baxaya.

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.