Saacadihii ugu danbeeyay waxaa soo baxay xilal cusub oo ay kala magacaabeen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’iisal wasaare Xamsa Cali Barre, iyadoo la filayo in bishan isbedel lagu sameeyo mas’uuliyiin badan. Madaxweye…
weerar Ismiidaamin ah ayaa lagu qaaday Guriga Martida ee oo ay deganyihiin masuuliyiin katirsan Maamulka Gobolka iyo saraakiil ka tirsan ciidanka xooga dalka. weerarkaan lagu qaaday guriga maritida ee degmada Baardheere ee…
Sida ay sheegayso warbixin aan ka soo xiganay Qaramada Midoobay (UN), dhirta ama kaymaha ayaa daboolay 31% dhulka aan ku noolanahay, iyagoo soo nuuga qiyaastii 15.6 Billion oo tan oo carbon dioxide…
Wasiirka gaashandhigga xukuumadda FS mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya kala wareegay hub ay ugu talagaleen ciidanka Danab. Safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya Larry Andre ayaa munaasabadda ay ku…
[update] Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb-galaya shirka caalamiga ah ee Cimilada Adduunka ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Sharma Sheekh ee dalka Masar.…
[Gurmad] Muqdisho, Oktoobar 30, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray isgooyska Soobbe ee magaalada Muqdisho si uu ugu kuur galo baaxadda dhibaatada xooggan ee ka dhalatay qaraxyadii…
[update] Waxaa maantay lasoo gabagabeeyay shirkii ka socday magaalada Muqdisho kaas oo u dhaxeeyay madaxda maamul goboleedyada iyo kuwa dowlada fedraalka Soomaaliya.shirkaan oo socday mudo labo maalin ah ayaa looga hadlay dhowr…
[Update] Ciidamo ka tirsan ATMIS oo ka socda dalka Ugandha ayaa ka ambabaxay Somalia iyadoo lagu soo bedelay kuwo cusub oo islan dalkaas ka yimid. Hawlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee…
Degmada Ceelberde ee gobolka bakool saakay waxaa kasocda diyaargarow aad u balaaran kaasoo looga xoraynayo nabad-diidka oo qabsaday deegaankaas 10 sano ka hor,ciidanka daraawiishta maamulka koofur galbeed oo ay wehlinayaan ciidan qaranka…
[Update] Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa maanta daah-furay qorshaha hormarinta korantada dalka oo qayb ka ah qorshaha xukumadda ee tiirka Horumarinta Arrimaha bulshada. Barnaamijka horumarinta korantada Dalka…