Muqadisho La-taliyaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee xakameynta qul-qulka hubka sharci darrada ah ee Soomaaliya Marwo Makko Maxamuud Muuse ayaa bogaadisay tallaabadii uu Baarlamaanka Galmudug ku ansixiyay sharciga xakameynta hubka. Waxay sheegtay…
Garowe Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal goordhow ka qarxay gudaha magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal, kaas oo u dhexeeyo ciidamada ammaanka Puntland iyo sidoo kale kuwa mucaaradka ee ku…
Bayaan wadajir ah oo ay goordhow soo saareen madax uu kamid yahay madaxweynihii hore ee dalka mudane Shariif ayaa ka digay mudo kordhinta ay wadaan godoonka labada gole ee Baarlamaanka. sidoo kale…
Waxaa maantay magaalada Muqdisho si diiran loogu soo dhaweeyay madaxda wadamada dariska la ah Soomaaliya. Madaxdaan oo laysku yiraahso wadamada Safka hore ayaa waxaa diroonka diyaaraha ee Aden Cadde ku soo dhaweeyay…
Madaxweynaha jamhuuriyada fedraalka Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maantay waxaa uu dhagaxdhigay guriga cusub ee loo dhisi doono Villa Soomaaliya. arintaan cusub wax faahfaahin ah lagama bixin hadday noqoto villa Somalia…
Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya mudane Xassan Sheikh Maxamuud ayaa lagu wadaa in uu tago magaalada Baydhabo si uu oga qayb galo shirka dib u hishiisiinta ee ka furmaya barito. Waxaa magaalada sii gaaray…
dhawaanahaan waxaa socday dagaal lagula jiro Alshabaab kaasoo hogaanka guushiisu hayso dowlada fedraalka Soomaaliya, intii uu dagaalkaan socday Alshabaab waxaa laga saaray dhowr magaalo oo waawayn, maagaalooyinkaas oo ay katalinayeen 10-kii sano…
Sida laga soo xigtey warbixintan, dildilaacyadan horyaalka maamulka Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa haddii aanan xal loo helin ay adkaan doonto horu-socodnimada Soomaaliya. Qoromada oo soo baxdey todobaadkan ayaa lagu caddeeyay in…
Sidaan horay u daabacnay waxaa safar dibada ah u anbabaxay ra’iisul wasaaraha dalka mudane Hamze Abdi Barre kaa soo ku aadan dalka Masar, Ra’iisul wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa kulan la qaatay madaxda…
Wasiirka gaashandhigga xukuumadda FS mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya kala wareegay hub ay ugu talagaleen ciidanka Danab. Safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya Larry Andre ayaa munaasabadda ay ku…