Ugu yaraan qof walba waa maqlay shirkadaan TikTok oo 2016-kii dunida ku soo gashay xawaare aad u dheereeya taasoo keentay maantay in ay noqoto shirkad aad u macaamiil badan, macaamiisha shirkada ayaa…
Aan ku bilaawnee afhayeen u hadlay wargeyska Washington Post iyo mulkiilaha wargeyska, Jeff Bezos, ayaa beeniyay warar dhowaan soo baxay oo sheegaya in wargeysku iib yahay. Jeff Bezos oo ah asaasaha ama…
chatGPT oo ah shirkad dhawaan la abuuray taasoo ah Artificial Intelligence (AI), waxay kuugu jawaabaysaa sida bani aadan ka oo kale, waxay kuu qoraysaa warbixinta mowduuc walba oo aad waydiiso sidaas awadeed…
by Jalwa
Maalmihii lasoo dhaafay waxaa socday qasaaro balaaran oo ay wajahayso lacagtaan loo yaqaan cryptocurrency ee ah digital-ka, Binance oo ah madasha ugu balaaran ee haysa sidoo kalana kala wareejisa lacagaha cryptocurrency, ayaa…
Madaxweynaha dalka Jabuuti mudane Ismacil Cumar Geele ayaa maantay goobjoog ka ahaa heshiis ay dowlada Jabuuti lagashay kooxda qaabilsan teknoolajiyada cirka sare ee Hong Kong. Heshiishkaan maantay dhacay ayaa ku saabsan hormarinta…
Sida ay xog aan soo baarnay sheegayso waxaa in kabadan 20 wadan aqbaleen ama heli doonaan adeega Starlink xogtaan ayaa ka arki kartaa khariidadda caymiska rasmiga ah ee adeegga. Starlink waa satellite…
sida wararka aan ke helnay Tesla oo looga bartay soo saarida baabuurta ku shaqaysa korantada ayaa bisha soo soo socota yarayn doonta wax soo saarkeeda ku aadan baabuurta, sida qorshaha ku cad…
Sanadkaan cusub ee bilaaban doona week kadib WhatsApp kuma sii shaqayn doonto devices ka badan 50, warkaan ayaa lafilayaa in bishaan Dec 31 la soosaaro. WhatsApp waxaa ay soo saartaa versions cusub,…
by Jalwa
Internet The annual digital wellness index, abbreviated as DQL, for 2022 has been released by internet security company Surfshark, and it contains some fascinating statistics. According to the evaluation, lower-income nations (including…
[Teknoolajiyad] waxaa jira aalad aan si wanaagsan uwada garanayno taasoo loo yaqaan TikTok, laga yaabo markaad magacaas maqasho in aad dareento danbiile naftiisa qalad ka galay ama ugu yaraan uu waqti iyo…
by Jalwa