free tracking
  • About
  • Privacy
  • Advertise
  • Contact
Today: September 30, 2023
Subscribe
Twitter Instagram Facebook-f Envelope-open-text
  • Home
  • World
  • Wararka
  • Entrepreneur
  • Dhaqaalaha
  • Caafimaadka
  • Technology
  • Opinion
  • Intereview
  • Sports
Close

Dibada

Si joogta ah ula soco wararka ugu nuxur-ka wanaagsan ee ka dhaca dalka dibadiisa

Xiisada Maraykanka iyo Shiinaha oo meel xun maraysa

dhawaan ayay ahayd markii hawada Maraykanka qaasatan Shouth Carolina lagu arkay Buufin laga leeyahay dalka Shiinaha! Maraykanku waxaa uu sheegay in uu soo riday Buufinkaas oo lagu tilmaamay in uu yahay mid…

by Jalwa
February 5, 2023
Dibada/Wararka

Khariidaynta Kaymaha Adduunka: iyo sidee uu u cagaaran yahay dhulkeenu

Sida ay sheegayso warbixin aan ka soo xiganay Qaramada Midoobay (UN), dhirta ama kaymaha ayaa daboolay 31% dhulka aan ku noolanahay, iyagoo soo nuuga qiyaastii 15.6 Billion oo tan oo carbon dioxide…

by Jalwa
January 21, 2023
Dibada/News/Wararka/Xulka

Erdogan oo shaaca ka qaaday xiliga la qabanayo doorshada

Madexweynaha dalka Turkey mudane Recep Tayyip Erdogan ayaa shaaca ka qaaday in dowladiisu damacsantahay in ay ku dhawaaqdo doorasha guud ee dalka, iyagoona sheegay in ay damacsanyihiin 14 May in la qabto.…

by Jalwa
Dibada/News/Wararka

Turkey oo ku gacan sayray dalab oga yimid Israel

[update] Wasiirka Arrimaha Dibada ee Turkiga, Mevlut Cavusoglu ayaa sheegay in Turkigu diiday codsi ay Israa’iil kaga dalbatey in loo soo gacan galiyo Hogaamiyeyaasha Xamaas ee ku nool Turkiga. Mevlut Cavusoglu ayaa…

by Jalwa
November 15, 2022
Dibada/Wararka

Ilhaan Cumar oo markii saddexaad dib loogu doortay Congress-ka

[America] Ilhaan Cumar waa gabar Soomaali ah, kana tirsan Congress-ka waddanka Mareykanka ayaa markii saddexaad guul taariikhi ah ka soo hoyday doorashada xilliga dhexe ee dalkaas, taas oo labadii sanaba mar la…

by Caana
November 9, 2022
Dibada/Wararka

Ra’iisul wasaare Xamza oo u baxay safar dalka dibadiisa

[Jabuuti] Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdi hoggaaminayo ayaa goordhaw ka dhoofay garoonka Aadan Cadde, isaga oo u ambabaxay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti. Ra’iisul Wasaare…

by Caana
November 8, 2022
Dibada

Ra’isul wasaare Shehbaz muxuu kayiri eedaynta dil ee oga timid Imran Khan

[update] Nin hubeesan ayaa khamiistii rasaas ku furay Ra’isul Wasaarihii hore ee dalka Pakistan Imran Khan, waxaana weerarkaasi Imran Khan kasoo gaaray dhaawac dhinaca lugta ah, waxaa sidoo kale khasaaro kasoo gaareen…

by Jalwa
November 6, 2022
Dibada/Wararka

Baaq isku mid ah oo loo diray labada madaxweyne ee Somali iyo Kenya

[News] Madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga Filippo Grandi, oo booqasho ku yimid Soomaaliya iyo Kenya, ayaa ka hadlay xaaladaha abaareed ee ka jira dalalkaasi, kuwaa oo sababay in dad badan…

by Jalwa
October 26, 2022
Dibada/Gudaha/Wararka/Xulka

Saxiixaan waxaa uu dab ku sii shidayaa dagaalka iminka Socda

Vladimir Putin Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin ayaa saxiixay go’aan uu madax banaani ugu aqoonsanayo Gobolada Zaporozhye iyo Kherson ee ka tirsan dalka Ukraine ka dib afti uu sheegay inuu ka qaaday shacabka…

by Jalwa
October 1, 2022
Dibada/Wararka/Xulka

Hadal kasoo yeeray Marwada Madaxweynaha Kenya oo hadal heyn badan dhaliyay

[Kenya-News] Hadal ay jeedisay marwada koobaad ee madaxweynaha dalka Kenya Rachel Ruto, ayaa hadal heyn badan ka abuuray gudaha dalka Kenya, waxaana hadalkan siyaabo kala duwan uga falceliyay qaar kamid ah dadka…

by Jalwa
September 27, 2022
Dibada/Wararka
1 2 Next

Download the App

Recommended

Waddani Times's App

pngegg-2

Stay in touch!

Facebook
Twitter
Google+

Recently Added

Download App

About Us

In time of ancient gods, warlords and kings, a land in turmoil cried out for a hero. She was Xena, a mighty princess forged in the heat of battle. The power. The passion.

Authors

  • Jalwa

    Masuuliyiin badan ayaa xilka wayn doonaa mdaxtooyada Soomaaliya oo…
  • Caana

    QORRAXDU MAXAY LA GADUUDATAA SUBAXII IYO GALABTII…
  • dalka

    Dowlada Soomaaliya oo looga fadhiyo 3 arin xalintood sanadkaan 2023

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Facebook-f Twitter Envelope-open-text

Top Authors

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Caana

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

  • Xulka
  • World
  • Wararka
  • Travel

Links

  • About
  • Privacy
  • Terms
  • Contact

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.

  • Home
  • World
  • Wararka
  • Entrepreneur
  • Dhaqaalaha
  • Caafimaadka
  • Technology
  • Opinion
  • Intereview
  • Sports