waddani times Haddii aad u fiirsatay qorraxdu subixii iyo galabtiiba way guduudan tahay, Waxa ayna sheegeen dadka cilmiga u leh in qorraxdu ay labadaa xilli ee ay soomaalidu u taqaano labada cir…
Ugu yaraan qof walba waa maqlay shirkadaan TikTok oo 2016-kii dunida ku soo gashay xawaare aad u dheereeya taasoo keentay maantay in ay noqoto shirkad aad u macaamiil badan, macaamiisha shirkada ayaa…
Haddaba kadheeraaw arimahaan aan hoos ku xusi doono si uusan ganacsigaaga bilaawga ah u burburin. Kolkaad u dhaqaaqdo in aad abuurto ganacsi cusub, kaliya ma aadan dooran in aad ganacsade noqoto laakiin…
waa istaraajiyad kanaal oo lagu hormariyo ama loo isticmaalo si loo wanaajiyo xiriirka kaala dhexeeya customer-kaaga iyo waayo aragnimada macmiilka oo loo weeciyo in ay noqoto mid wanaagsan. macquul in aadan aad…
Aan ku bilaawnee afhayeen u hadlay wargeyska Washington Post iyo mulkiilaha wargeyska, Jeff Bezos, ayaa beeniyay warar dhowaan soo baxay oo sheegaya in wargeysku iib yahay. Jeff Bezos oo ah asaasaha ama…
Waxaa bilaawday Sanad cusub oo oo bishiishi 1aad Kala bar sii marayso taasoo micneheeduna yahay in fasaxyadii sanadka soo gabgaboobeen, macquul in aad aragtay sicir-bararka kajira dunida iyo canshuurta faraha badan ee…
Apple supplier keeda ugu wayn ayaa waxaa ay qorshaynaysaa in warshado cusub ka furato dalka Vietnam. Shirkadaan loo yaqaan BOE ee ku caan baxday samaynta display-ga waxaa ay suplier gareesaa shirado badan…
Maalmihii lasoo dhaafay waxaa socday qasaaro balaaran oo ay wajahayso lacagtaan loo yaqaan cryptocurrency ee ah digital-ka, Binance oo ah madasha ugu balaaran ee haysa sidoo kalana kala wareejisa lacagaha cryptocurrency, ayaa…
Bernard Arnault waa 73-jir ganacsade, dhaqaalyahan, maalgashte iyo sidoo kale co-founder ka iyo madaxa shirkada, LVMH waa shirkado isku tagay kuwaas oo haysata badeecada luxury -ga, xaruntooda ugu wayna waxay ku taalaa…
Sida ay xog aan soo baarnay sheegayso waxaa in kabadan 20 wadan aqbaleen ama heli doonaan adeega Starlink xogtaan ayaa ka arki kartaa khariidadda caymiska rasmiga ah ee adeegga. Starlink waa satellite…