Haddaba kadheeraaw arimahaan aan hoos ku xusi doono si uusan ganacsigaaga bilaawga ah u burburin. Kolkaad u dhaqaaqdo in aad abuurto ganacsi cusub, kaliya ma aadan dooran in aad ganacsade noqoto laakiin…
waa istaraajiyad kanaal oo lagu hormariyo ama loo isticmaalo si loo wanaajiyo xiriirka kaala dhexeeya customer-kaaga iyo waayo aragnimada macmiilka oo loo weeciyo in ay noqoto mid wanaagsan. macquul in aadan aad…
Waxaa bilaawday Sanad cusub oo oo bishiishi 1aad Kala bar sii marayso taasoo micneheeduna yahay in fasaxyadii sanadka soo gabgaboobeen, macquul in aad aragtay sicir-bararka kajira dunida iyo canshuurta faraha badan ee…
Madaxa Tesla iyo Twitter waxaa uu hogaanka u hayay taajirnamada dunida oo iminka lagala wareegay, waxaana iminka hogaamiyana madaxa shirkada LVMH ee Bernard Arnault. In badan Elon waa uu ka soo muuqaday…
by Jalwa
Sida laga soo xigtey warbixintan, dildilaacyadan horyaalka maamulka Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa haddii aanan xal loo helin ay adkaan doonto horu-socodnimada Soomaaliya. Qoromada oo soo baxdey todobaadkan ayaa lagu caddeeyay in…
Apple supplier keeda ugu wayn ayaa waxaa ay qorshaynaysaa in warshado cusub ka furato dalka Vietnam. Shirkadaan loo yaqaan BOE ee ku caan baxday samaynta display-ga waxaa ay suplier gareesaa shirado badan…
Maalmihii lasoo dhaafay waxaa socday qasaaro balaaran oo ay wajahayso lacagtaan loo yaqaan cryptocurrency ee ah digital-ka, Binance oo ah madasha ugu balaaran ee haysa sidoo kalana kala wareejisa lacagaha cryptocurrency, ayaa…
Madaxweynaha dalka Jabuuti mudane Ismacil Cumar Geele ayaa maantay goobjoog ka ahaa heshiis ay dowlada Jabuuti lagashay kooxda qaabilsan teknoolajiyada cirka sare ee Hong Kong. Heshiishkaan maantay dhacay ayaa ku saabsan hormarinta…
Bernard Arnault waa 73-jir ganacsade, dhaqaalyahan, maalgashte iyo sidoo kale co-founder ka iyo madaxa shirkada, LVMH waa shirkado isku tagay kuwaas oo haysata badeecada luxury -ga, xaruntooda ugu wayna waxay ku taalaa…
Sida ay xog aan soo baarnay sheegayso waxaa in kabadan 20 wadan aqbaleen ama heli doonaan adeega Starlink xogtaan ayaa ka arki kartaa khariidadda caymiska rasmiga ah ee adeegga. Starlink waa satellite…