free tracking
/

Beesha Caalamka oo kulan layeelatay Muuse Biixi iyo cadaadis..

Start
1 min read

[Soomaaliland]

Madaxtooyada Soomaliland ayaa shaacisay in uu dhacay kulan fogaan arag ah oo udhexeeya madaxweynaha Soomaliland iyo beesha caalamka, kulan oo ay kaqayb galeen safiiro badan oo reer Yurub.

Intii uu kulan socday waxaa madaxda Soomaliland ka warbixiyeen xaalada guud ee Soomaliland marayso iyo arimo badan oo quseeya doorashada sida taageeridii go’aanka maxkamadu soo saartay ee ku aadanaa fasixida xisbiyada dalka.

” waxaa uu sheegay in sida ay maxkamada dastuuriga ahi go’aamisay in ururadu furan yihiin cidii u horaysay ee arintaa aqbashana ay ahayd xisbiga mucaaradka ah ee Waddani oo maxkamadu ku hanbalyeeyay tallaabadaas” ayaa lagu yiri qoraalka ay madaxtooyadu soo saaratay.

sidoo kale madaxweynaha waxaa uu ka warbixiyay gudigii doorashada ee iscasilay iyo in uu warqado ukala diray xubnaha ay qusayso si ay usoo magacaabaan gudigii badali lahaa.

kulankan ay beeshu caalamka layeelatay Muuse Biixi ayaa ah mid ay cadaadis ku saarayeen Madaxweynaha Soomaliland si xal looga gaaro arimaha doorashada.

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.