Saacadihii ugu danbeeyay waxaa soo baxay xilal cusub oo ay kala magacaabeen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’iisal wasaare Xamsa Cali Barre, iyadoo la filayo in bishan isbedel lagu sameeyo mas’uuliyiin badan. Madaxweye…
weerar Ismiidaamin ah ayaa lagu qaaday Guriga Martida ee oo ay deganyihiin masuuliyiin katirsan Maamulka Gobolka iyo saraakiil ka tirsan ciidanka xooga dalka. weerarkaan lagu qaaday guriga maritida ee degmada Baardheere ee…
Bayaan wadajir ah oo ay goordhow soo saareen madax uu kamid yahay madaxweynihii hore ee dalka mudane Shariif ayaa ka digay mudo kordhinta ay wadaan godoonka labada gole ee Baarlamaanka. sidoo kale…
Ugu yaraan qof walba waa maqlay shirkadaan TikTok oo 2016-kii dunida ku soo gashay xawaare aad u dheereeya taasoo keentay maantay in ay noqoto shirkad aad u macaamiil badan, macaamiisha shirkada ayaa…
Waxaa la xaqiijiyay in Africa yeelan doonto bad cusub taasoo micanheedu yahay in Africa ukala barmi doonto labo qaybdood, culimda geologists-ka ayaa arintaan xaqiijiyay, iyagoo sidoo kale shaaciyay in la helay calaamado…
Madaxweyanaha dalka Mudane Xassan SHeikh Maxamuud oo ku guda jira booqasho rasmi ah oo uu ku joogo dalka Talayaaniga ayaa kudhabad uu ka jeediyay Jaamaca LUISS kaga hadlay dagaalka hakadka galay ee…
dhawaan ayay ahayd markii hawada Maraykanka qaasatan Shouth Carolina lagu arkay Buufin laga leeyahay dalka Shiinaha! Maraykanku waxaa uu sheegay in uu soo riday Buufinkaas oo lagu tilmaamay in uu yahay mid…
Waxaa maantay magaalada Muqdisho si diiran loogu soo dhaweeyay madaxda wadamada dariska la ah Soomaaliya. Madaxdaan oo laysku yiraahso wadamada Safka hore ayaa waxaa diroonka diyaaraha ee Aden Cadde ku soo dhaweeyay…
Haddaba kadheeraaw arimahaan aan hoos ku xusi doono si uusan ganacsigaaga bilaawga ah u burburin. Kolkaad u dhaqaaqdo in aad abuurto ganacsi cusub, kaliya ma aadan dooran in aad ganacsade noqoto laakiin…
waa istaraajiyad kanaal oo lagu hormariyo ama loo isticmaalo si loo wanaajiyo xiriirka kaala dhexeeya customer-kaaga iyo waayo aragnimada macmiilka oo loo weeciyo in ay noqoto mid wanaagsan. macquul in aadan aad…