Waxaa maantay kulan wada yeeshay Ergayga abaaraha uqaabilsan madaxweynaha qaranka Soomaaliya iyo darjirada dowlada Canada ufadhida magaalada Nairobi, kulanka oo ahaa mid mira dhal ah ayaa looga wada hadlay waxyaabo badan oo ku aadan gargaarida dadka abaaraha wajahaya.
Danjiraha ayaa u mahadceliyay madaxda iyo dowlada Canada oo soo gaarsiiyay Soomaaliya gargaar badan.
Ergayga ayaa sidoo kale kala hadlay in loo weeciyo qayb kamida dhaqaalaha hormarineed dhanka gargaarida bani’aadanimo, waxaa sidoo kale uu kala hadlay sidii ay safaaradu oga qayb qaadan lahayd gargaarida bani’aadanimo ee kajirta deegaanada qaar.