free tracking
//

Aqoonyahanka asal ahaan kasoo jeeda India ayaa raadinaya booska CEO ee twitter

Dr. Shiva waxaa uu asal ahaan kasoo jeeda dalka India waa aqoonyahan shahaado badan ka wata jamacadda MIT.

Start
Live
1 min read

Dr. Shiva oo ah aqoonyahan phd ka haysta jamacada MIT dhisaysan shirkado badan oo teknoolajiyada ku saabsan kuwaas waliba noqday kuwa guulaystay ayaa imin kubixinaya waqti in uu noqdo CEO-ga cusub ee twitter waxaa uuna Elon kala hadlay hawshaas oo uu usheegay in uu booskaas uqalmo.

Waxaa uu codsaday in loo soo gudbiyo process ka loo mari karo wadadaaas, tweet uu sameeyay Dr Shiva waxaa uu support lama filaan ah Kala kulmay bushada kuwaaas oo sheegay in uu uqalmo booskaas yahayna qof kasoo bixi karo.

Lama oga tweet ka Shiva in uu abuuri doono ficil iyo in kale Dr. Shiva waxaa uu kala hadlay arintaan madax kala duwan oo katirshan shirkada kuwaas oo siiyay rajo wanaagsan, Elon ayaa iminka ah hogaamiyaha shirkada Twitter sidaan horay usheegnay waxaa uu doonayaa in xilkaan dhawaan kuwareejiyo qof ku haboon oo kasoo bixi kara shaqadaan, waxaana cad in uu u hogaansamay cododkii kasoo baxay bushada ee uu dhawaan waydiiyay in CEO sii ahaado ama qofkale udhiibo.

Elon waxaa uu aad ugoobayaa ruux uu kubadalo booskiisa waxaa uuna billionaire kaan ku celceliyay in qofka doonayo booskaan uu yahay ruux jecel xanuunka misana ah ruux shaqo badan.

sidoo kale waxaa xusid mudan in dadbadan doonayaan positon-kan waxaa kamida youtuber ka caankaa ee loo yaqaan MrBeast oo soo tweet gareeyay.

Ku bilaaw maalintaada habraaca wararka kusalaysan dhaqaalahaganacisigacaafimaadka iyo Teknoolajiya—- si ayasan kuu dhaafin E-mali kaaga halkaan hoose noogu reeb — Mahadsanid 🖤

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.