free tracking

Al shabaab oo sheegay hadii way wadahadal lagalaayaan Dowladda cusub

Start
1 min read

Hogaamiye katirsan Alshaabaab oo wax laga waydiiay in ay wadahadal lafurayaan dowladda cusub ee uu hogaamiyo Xassan Sheikh Mohamud ayuu ugu jawaabay in ay marna lagalayn wax wada hadal ah, Mahad Karatay oo ah hogaamiye sare oo katirsan Alshabaab ayaa taa badalkeeda waxaa uu rajo wanaagsan kamuujiyay in ay qabsan doonaan wadan ka oo idil.

Hadaladiisi waxaa kamidahaa 

“Anagga sideedaba nimankan dowlad kama aaminsanin. Cumuumana cid kasta oo ay shareecada ilaaheey noo diiday inaan la hadalno, la hadli mayno. Ciddii ilaaheey shareecaddiisa noo banaysay inaan la hadalno, waan la hadlaynaa,”ayuu yiri Mahad Karate

Hadalkaan ayaa kusoo aadaya xilli uu madaxweynaha qaranka Xassan Sheikh Mohamud sheegay in kooxda lafuri doonaan wada hadal.

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.