free tracking
/

Al-Shabaab oo lagu jabiyey dagaalkii ay soo qaaday Saakay

Start
1 min read

Cidanka xooga dalka  ayaa saakay  howgalo ka dhan ah Argagixisada  Al-shabab  kawada inta udhaxeysa dagmoyinka Matabaan iyo Beledweyn ee gobolka Hiiraan.

Sakaariisha hogaamineyso howl-galka ayaa sheegay in dhowr aag laga weraray maleshiyad ka tirsan  Alshabab oo ku dhu Maleysanayay deeganka Beergadid ee hostaga dagmada Matabaan.

Sidoo kale howl-galka waxaa qeyb ka ah  guddomiyaha  gobolka Hiiraan Cali jeyte Cismaan waxaana la filayaa markuu uu soo dhamaado howl-galka inuu warbaahinta la hadlo.

Al-Shabaab ayaa horey isugu dayday inay qabsato Baxdo, balse kuma guuleysan, waxaana joogo ciidamo daacad u ah Culumada Ahlu Sunna oo halkaas ku leh madaaris waaweyn oo lagu barto diinta Islaamka.

Caana

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.