free tracking
/

2023 Whatsapp kuma shaqayn doono taleefanadaan

Ma laga yaabaa in smartphone ka aad wadato ku shaqayn waayo Whatsapp ka cusub, halkaan hoose ayaan oga hadli doonaa phones ka wayn doona Whatsapp sanadaan cusub 2023

Start
1 min read

Sanadkaan cusub ee bilaaban doona week kadib WhatsApp kuma sii shaqayn doonto devices ka badan 50, warkaan ayaa lafilayaa in bishaan Dec 31 la soosaaro.

WhatsApp waxaa ay soo saartaa versions cusub, kuwaas oo ay inta badan smartphones kii hore (old) ay xamili waayeen, sida dadkii isticmaalayay IOS 10 iyo 11 kuwaas oo xamili waayay update ka cusub, iminka 2 iPhones ayaa lumin doona WhatsApp kuwaas oo xamili doonin update ka cusub, dhinaca kale android in kamid smartphones keeda waa ay lumin doonaan update ka cusub.

Bulshadeenna inteeda badan waxaa ay isticmaalaan smartphone kuwooda u danbeeyay misana waxaa jira kuwa danbeeya halkaan waxaa jaanis ueheli doontaa in aad ogaato in phone kaaga uu xamili doono update ka cusub, halkaan hoose ayaan isku dayi doonaa in aan kusoo bandhigno list ka.

Halkaan hoose ka eeg dhamaan smartphones ka ay u dhowdahahay in ay lumin doonaan update ka cusub, hadaad isticmaasho mid kamida waxaad ubaahan doontaa in aad iska badasho phone ka.

Si ay aqristayaasheena ugu fududaato waxaan u hagaajinay si alphabetically ah.

  • iPhone 5
  • iPhone 5c
  • Archos 53 Platinum
  • Grand S Flex ZTE
  • Grand X Quad V987 ZTE
  • HTC Desire 500
  • Huawei Ascend D
  • Huawei Ascend D1
  • Huawei Ascend D2
  • Huawei Ascend G740
  • Huawei Ascend Mate
  • Huawei Ascend P1
  • Quad XL
  • Lenovo A820
  • LG Enact
  • LG Lucid 2
  • LG Optimus 4X HD
  • LG Optimus F3
  • LG Optimus F3Q
  • LG Optimus F5
  • LG Optimus F6
  • LG Optimus F7
  • LG Optimus L2 II
  • LG Optimus L3 II
  • LG Optimus L3 II Dual
  • LG Optimus L4 II
  • LG Optimus L4 II Dual
  • LG Optimus L5
  • LG Optimus L5 Dual
  • LG Optimus L5 II
  • LG Optimus L7
  • LG Optimus L7 II
  • LG Optimus L7 II Dual
  • LG Optimus Nitro HD
  • Memo ZTE V956
  • Samsung Galaxy Ace 2
  • Samsung Galaxy Core
  • Samsung Galaxy S2
  • Samsung Galaxy S3 mini
  • Samsung Galaxy Trend II
  • Samsung Galaxy Trend Lite
  • Samsung Galaxy Xcover 2
  • Sony Xperia Arc S
  • Sony Xperia miro
  • Sony Xperia Neo L
  • Wiko Cink Five
  • Wiko Darknight ZT

Fikir-kaaga halkaan hoose noogu reeb….

Ku bilaaw maalintaada habraaca wararka ku salaysan dhaqaalahaganacisigacaafimaadka iyo Teknoolajiya—- si ayasan kuu dhaafin E-mali kaaga halkaan hoose noogu reeb — Mahadsanid 🖤

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.